Posts

Showing posts from September, 2019

Fikrad: Xayiraada Duulimaadyada Kismaayo iyo Madaxweyne Hore Sh Shariif:

Image
Xayiraada Duulimaadyada: "Shalay galab waa il a tala xumeed, saakayna waa ila cataab badantahay" waa qiso hore oo aan maqli jiray waqtiyo hore, dowlada Fedaralka ee Somalia waan la yaabayay markii ay ku gees waday Ahmed Madoobe nin ay la rabtay jakada madaxweyne ee maamulka Jubbaland intaan ka war hayo, waa talo xumo aan la yaabay.  Waxaa haboonayd in ay sameyso dowladu markii Ahmed Madoobe diiday in madax dowlada Fedaralka kasocota Kismaayo imaadaan inay ka hakiyaan diyaaraha oo ay runta usheegaan, inaysan sidii aan wada aragnay howshu ku haboonayn dowladuna ay tagto goobta doorasha si najiido lagu wada qanacsanyahay iyo tartan xalaal ah ugu yaraan ogasoo baxdo.  Taa hadii ay dhici waysay, waxaa haboonayd in warqad aan la qarin laga jaro maxkamada sare lagusoo xirayo Ahmed Madoobe oo ay ku qeexanyihiin tagri falka awoodeed iyo danbiyada shaqsi ee uu galay, hadii intaas aysan dowladu yeelin karin, mahan in ay ummad Somaliyeed dhowr gobol oo wadankaa dagan ...